Ra’isul Wasaare Kheyre oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Cabdudwaaq (Sawiro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhinaca dhulka ah uga soo ambo baxay magaalada Cadaado ayaa goordhaw gaaray Magaalada Cabduwaaaq ee Maamulka Galmudug. Wafdiga Ra’isul Wasaare Kheyre waxaa si heer sare ah magaalada Cabudwaaq ku soo dhaweeyay Xildhibaano katirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka, masuuliyiin katirsan maamulka Galmudug … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Cabdudwaaq (Sawiro)